Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Antony Blinken
0 Comments
Madaxwenaha dawlada federaalka Soomaaliya oo ku suganย magaalada Washinton DC ee dalka Maraykanka ayaa sii wada kulamadu uu la leeyahay madaxda dalka Maraykanka

