HomeWararka ugu WaweynGuddiga Qaban-qaabada Gogosha Nabadda, xubno ka tirsan Guddida Nabadda Qaranka, iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa duleedka magaalada Ceerigaabo ku soo dhaweeyey xubno hordhac u ah ergada shirka nabadda Sanaag ee beesha Warsangeli. Guddiga Qaban-qaabada Gogosha Nabadda, xubno ka tirsan Guddida Nabadda Qaranka, iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa duleedka magaalada Ceerigaabo ku soo dhaweeyey xubno hordhac u ah ergada shirka nabadda Sanaag ee beesha Warsangeli. By Warda September 30, 2025 0 Comments Odayaasha iyo madax-dhaqameedka soo gaadhay Ceerigaabo waxaa hoggaaminayey: Boqor Ibraahim Maxamed Xasan (Gacmayare) Caaqil Sharmarke Warsame Dalmar Caaqil Xuseen Xasan (Karsay) Oday Siciid Maxamuud Ismaaciil Caaqil Cabdiqani Qalbi Guurti Jaamac Salaad Caaqil Cabdicasiis Qalib Jiif Caaqil Jaamac Carab Related Articles Warbixino Dheeraad ahMarch 6, 2026 Haayadda Xuquuqda Aadanaha Dunida ee Amnesty International ayaa muujisay xadgudubyo culus oo ka dhacay Deegaanka Oromada Itoobiya. Wararka ugu WaweynMarch 4, 2026 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.. Wararka ugu WaweynMarch 4, 2026 Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay dhammeystirka dib u eegista Dastuurka Dalka More in Wararka ugu Waweyn MAXAA UGU JIRA SOMALILAND XEERKA DIFAACA QARANKA MARAYKANKA (NDAA S.1071)? December 19, 2025