https://www.premierbank.so/

Aare Saleebaan oo in Muddo ah Ku Xidhnaa Gabiley ayaa Maanta Dib Xoriyadiisii u Helay

Maxkamada Racfaankaย  Gobolka Maroodijeex Ayaa maanta Xoriyadiisii Dib ugu soo Celisay Aare Sulaymaan oo mudo laba bilood iyo dheeraad ahย  ku xidhnaa Gabiley waxa Siidaynta Aare ka hadley Garyaqaan Mukhtaar Cabdi Saban Oo Ka Mid Ahaa Qareenada u doodayey