https://www.premierbank.so/

Goolhayayaasha Kulamada Ugu Badan Shabaqooda Ilaashada Xilli Ciyaareedkan 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Yurub.

 

Goolhayayaasha ayaa muhiim ka ah kubada cagta gaar ahaan maadama ay ilaaliyalaal ka yihiin goolka kaas oo ah md muhiim ka ah kubada cagta.

 

Laakiin inta badan Goolhayayaasha lagama hadlo marka loo eego sida looga hadlo gool dhaliyayaasha kuwaas oo dhankooda muhiim u ah kubada cagta.

 

Hadaba waxa aan maanta eegi doonaa Goolhayayaasha kulamada ugu badan shabqooda ilaashada ilaa haatan xilli ciyaareedka 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub.

 

Goolhayayaasha Man City iyo Liverpool ee Ederson iyo Alisson ayaa ah labada Goolhaye ee kulamada ugu badan shabaqooda ilaashaday iyaga oo 16 kulan kubad u diiday Goolkooda.

 

Waxa ku xiga Goolhayayaasha La Liga ee Courtios iyo Goolhayaha kooxda Real Sociedad ee Álex Remiro ayaa ku xiga iyaga oo min 15 kulan shabaqooda ilaashaday.

 

https://www.premierbank.so/