Kumannaan rakaab ah ayaa maanta ku xayirmay qaaradda Aasiya kadib markii ay carqalado ballaadhan ku yimaadeen nidaamka duulimaadyada diyaaradaha. Guud ahaan, 2,774 duulimaad ayay arrintai si wayn u samaysay, kuwaas…
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay deegaanka taariikhiga ah ee Laasgeel, isaga oo ay wehelinayeen wafti ka socday dalka…











