Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha guddiga heer qaran ee ka hortagga xanuunka Coronavirus ayaa ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in waxii Axadda maanta ka bilaabma…
sudaan way diiday Dalabkaasi waxaanay Sheegtay In aanu Jirin Qorshe loo dhan yahay oo Sadex Geesood ah iyada oo dhanka kale sheegtay in qorshaha ay Itoobiya Ku Dhisanayso Dhaamka uu…
ayaa ahaa Mid lagaga Wad Xaajonayay sidii bulshada looga wacyigalin lahaa halista faafitaanka xanuunka coronavirus. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in…
Turkey ayaa taageertaa dowladda caalamka u aqoonsan yahay Libya, waxayna la gashay heshiis wada-shaqeyn militari ah, xilli xukuumadda Tripoli ayaa isku dayeyso inay iska caabiso weerarada kaga imanaya maleeshiyada Haftar.…
Dalalkaasi ayaa Kala ah DAlka Jbuuti oo La Siin Doono Lacag Dayna oo Dhan 43 Milyan oo Dollar iyo Dalka Itoobiya oo isna Loo ansixiyey in La Siiyo aduun Lacageed…
Wasaaradda caafimaadka Jabuuti ayaa sheegtay in 248 qof oo baadhitaano caafimaad lagu sameeyey in xanuunkan Coronavirus laga helay 21 qof oo kamid ah, kuwaas oo tirada guud ka dhigaya Kun…
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xargeeyye ayaa sheegay in dadkaasi laga helay xanuunku ay kala yihiin 2 nin iyo hal gabadh,kuwaas oo wakhtigan ku sugan magaalada…
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore waxa uu sheegay in huteelkaasi uu kamid yahay hantida ma guurtada ah ee qaranka Somaliland. Waxaana uu xusay in dastuurka dalku xukuumadda…
Hargeysa(CBA-Tv)- Warkan oo lagu baahiyey warbaahinta dawladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Dhaaam biyoodkan oo lagu magacaabo Khaza Dhaam uu qaadan doono dhamaystirkiisu muddo 4 sanno ah. Dawladda Itoobiya ayaa…









