Waxa laga helay feyraska Corona, dhaqaatirtana waxay qoyskiisa u sheegeen in loo soo iibiyo dawada remdesvir oo ah mid laga ogolaaday Hindiya in lagu daaweeyo bukaanada xaaladooda ay culus tahay,…
Sida ay ciidamada Mareykanka sheegaan, duqeymaha diyaaradahaas ay fuliyaan waxaa lala eegtaa Al-Shabaab, balse waxaa jiro warar sheegayo in dad shacab ah “ay ku laayeen Soomaaliya”. Ilhaan ayaa sheegtay in…
Magaalada Longyearbyen ee dalka Norway oo ay ku nool yihiin dad lagu qiyaasay laba kun oo qoys ayaa ah magaalo ka duwan magaalooyinka kale ee dalkaas. Waa jasiirad ku taala…








