Kooxda Xuutiyiinta Yaman ay si rasmi ah u muujisay taageerada ay u hayaan Dalka Iiraan kaddib duqeymihii ay fuliyeen Maraykanka iyo Israel, laakiin illaa hadda ma aysan bilaabin wax weerar…
Dagaalka ka aloosan Bariga Dhexe ayaa isu beddelay qalalaase dhaqaale iyo mid amni oo dunida oo dhan taabanaya. Warbixinno ay baahiyeen warbaahinta caalamku ayaa muujinaya in xiisaddu dhalisay cabsi, barakac…
Sida lagu sheegay ogeysiis rasmi ah, hawlaha rarista iyo dejinta konteenarrada, socodka maraakiibta, iyo adeegyada saadka ayaa hadda si caadi ah u shaqeynaya. Tallaabooyin degdeg ah ayaa la qaaday si…
Iiraan ayaa dib u bilowday weerarradii dhinaca cirka ee ay ku haysay waddamada Khaliijka Carabta, iyadoo sii wadaysa beegsiga saldhigyo Maraykanku leeyahay oo ku yaalla gobolka oo dhan. Waxaan saaka…
Bayaan rasmi ah ayaa lagu sheegay in 137 gantaal iyo 209 diyaarado aan duuliye lahayn lagu soo riday dhulka Imaaraadka Sabtidii, iyadoo inta badan lagu qabtay ama lagu burburiyey nidaamyada…
Dhaxal-sugaha Sucuudiga, Mohammed bin Salman, ayaa la sheegay inuu door firfircoon ka qaatay dadaallada lagu cadaadinayay Maraykanka si tallaabo milatari looga qaado |iraaN. Sida ay werisay The Washington Post, Maxamed…











