Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi waxa uu dhambaal tacsi ah u diraa Eheladii, Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka baxeen labada Marxuum ee kala ah…
Koonfurta Dalka Spain waxaa ka dhacay Shil tareen oo galaaftay nolosha ugu yaraan 21 qof halka dhaawaca uu intaas ka badan yahay, Saraakiisha Caafimaadka ayaa sheegay in shilkaan uu ahaa…











