Askar ka tirsan dalka Masar ayaa lagu arkay xarunta taliska milatariga Israaโiil ee Kiryat Gat, oo ku taalla koonfurta magaalada Tel Aviv โ arrin dhalisay hadal-heyn siyaasadeed iyo mid amni.…
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu si dhow ula socdaa korodhka dhalinyarada iskood wax u duuba (Citizen Journalists) ee ku hawlan duubista iyo baahinta raโyiga bulshada, kuwaas oo door…











