Markabka oo lagu magacaabo IRIS Dena ayaa watay ku dhawaad 180 qof, iyadoo ilaa hadda in ka badan 30 qof la badbaadiyey, halka kuwa kale weli la raadinayo. Wararka hordhaca…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si kulul u dhaliilay Ra’iisul Wasaaraha Britain, Keir Starmer, isagoo ku eedeeyay inuusan door wax ku ool ah ka qaadan taageerada weerarrada Maraykanka ee Iiraan.…
Israa’ii1 ayaa bilowday mowjad cusub oo “weerarro cirka ah oo baaxad leh” oo ay ku beegsanayso sida ay sheegtay “goobo milatari” oo dhaca Tehran iyo Beirut.Safaaradda Maraykanka ee Riyadh ayaa…
Dowladda Israa’iil ayaa shaacisay in ciidamadeeda dhulka ay ballaadhinayaan howlgallada ay ka wadaan gudaha Lubnaan, iyagoo qorsheynaya in ay la wareegaan goobo istiraatiiji ah oo ay u arkaan kuwo khatar…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa boggeeda Facebook ku daabacday wadahadal dhanka telefoonka ah oo dhexmaray madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, boqorka dalka Urdun iyo Qatar. “Hoggaamiyeyaashu waxa ay ka wadahadaleen…











