Madaxa Xukuumadda dawlad-gobaleedka Galmudug, Shiekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo habeennimadii khamiista 3-da oktoobar khudbadda ka jeedinayay ka dhacay magaalada guri ceel kulan lagu taageerayay nabadeynta dadka deegaanada balanbale iyo…
Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa beeniyey warar sheegaya in uu haysto labada jinsiyadood ee Kenya iyo Soomaaliya, arrintaas oo aanu sharciga dalka Kenya u ogolayn masuuliyiinta…
Qaar Kamid Bulshada Ku Dhaqan Xaafada Guryo Samo Ee Degmada Maxamuud Haybe Ayaa Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Wado Ay Xidheen maamulka Dowlada Hoose islamarkana khasaare gaadhsiisay guryahoodi iyo beerahooda iyagoona…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland ayaa dhaliilay waxa uu ugu yeedhay in shakhsiyaad dano gaar ah lihi ay aflagaadeeyaan dawladda Jabbuuti iyaga oo ku marmarsoonaya in ay ilaalinayaan danta Somalilnd.…
Xisbiga Waddani Ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa masuuliyinta Wasaaradda Dhaliyarda Iyo Ciyaaraha Ku eedeyey in ay Musuq-Masuuqeen lacag gaadhaysa nus milyan doolar oo ka mid ah lacagta miisaaniyadda qaranka ugu jirta…
Dawladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay markii ugu horreysay muddo 28 sano ah dib u yagleelayso safaaraddii ay ku lahayd magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Safaaradda Maraykanka ee…
Wasiirka waxbarashada iyo Sayniska ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa beeniyey wararka sheegaya wasaaradda ay ka baxsadeen agasime-waaxeedyo uu hantidhawrka guud ee qaranku dabagal iyo baadhis ku wado. Isaga oo sheegay in…
Wasaaradda Ariimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa habeennimadii arbacada 2- Oktoobar casho sharaf iyo munasabad sagootin ah u sameyay qaar ka mid ah wafdiyadii caalamiga ahaa ee ka qayb galay shirka…
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan golaha wakiilada jamhuuriyadda Somaliland ayaa wasiirrada arrimaha gudaha iyo xannaanada xoolaha ku eedeeyey in ay iyagu hurinayaan colaadda Cel-afwan oo ay doonayaan in…











