Hantidhawraha guud ee Soomaaliya ayaa warbixin uu soo saaray arbacadii 9-ka Oktoobar waxa uu xukuumadda ku eedeeyey in qabo ka mid ah deeqaha dalka soo gaadha ay ku maamusho nidaamka…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa khamiista 10-ka Oktoobar gaadhay magaalada Adis-ababa ee xarunta wadanka Itoobiya, oo uu kaga qaybgalayo shir madaxeedka urur gobaleedka IGAD oo maalmaha soo socda…
Xisbiga Waddani Ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa nasiibdaro wayn ku tilmaamay go’aanka ay xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Barlamaanka Somaliland Ku Taageeraan Inay Ka Qaybgalaan shirka lagu caleemo saarayo madaxwynaha…
Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan socdaalka ayaa shaaca ka qaadday in bishii Ogosto ee sannadkan 2019 ka ay kor u kacday tirada dhaqdhaqaaqyada tahriibayaasha gelaya ama ka baxaya xuduudka Somaliland…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ruqsadii duulimaadyada dalka kala laabatay shirkadda duulimaadyada Jubba Airways oo lagu eedeeyay inay Ruqsadeeda Ama magaceeda ku duulaysay diyaaraddi shalay ka degtay magaalada Kismaayo. Xildhibaano ka…
Cutubyo ka tirsan Qeybta 21-aad ee ciidamada xoogga dalka ee Somaaliya ayaa sabtida 5-ta Sabtembar howlgal kula wareegay degmada Camaara ee gobolka Mudug halkaas oo ka mid ahayd deegaannada uu…
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa mar kii ugu horaysay si kooban uga hadlay go’aanka muranka siyaasiga ah abuuray ee xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka iyo xisbiga UCID ku doonayaan in ay…
Wasiirka Wasaaradda shaqo-gelinta, qoyska iyo arrimaha Bulshada ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in burburka ku yimaadda qoysaska iyo in ilmuhu uu ku koro goobaha lagu cabo laguna cuno daroogada iyo…
Madaxweynaha dawladgobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la fadhiisto dawladda federaalka ah, si wada xaajood iyo is qancin loogu dhammeeyo khilaafka ka…











