Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xargeeyye ayaa sheegay in dadkaasi laga helay xanuunku ay kala yihiin 2 nin iyo hal gabadh,kuwaas oo wakhtigan ku sugan magaalada…
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore waxa uu sheegay in huteelkaasi uu kamid yahay hantida ma guurtada ah ee qaranka Somaliland. Waxaana uu xusay in dastuurka dalku xukuumadda…
Hargeysa(CBA-Tv)- Warkan oo lagu baahiyey warbaahinta dawladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Dhaaam biyoodkan oo lagu magacaabo Khaza Dhaam uu qaadan doono dhamaystirkiisu muddo 4 sanno ah. Dawladda Itoobiya ayaa…
Wadanka Sweden oo ah wadanka kaliya ee kuwaajahay xanuunka Coronavirus siyaasad ah in dadka aan guryha fadhiyin laakin is dhex socdaan ayaa waajahaya “mowjaddii labaad” ee xanuunkan. Anders Tegnell oo…
Raysalwasaaraha Ethiopia ayaa ku dhawaaqay Xaalad Degdeg ah oo uu dalkaasi galay kadib markii la xaqiijiyay Tirada Dadka uu ku dhacay Xanuunka Coronavirus. Codka Bariga Afrika
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdio ayaa ka hadlay Diyaargarowga Xanuunka Coronavirus (Convid19)
https://youtu.be/036kEo4aOyQ
Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib Golaha Wakiilada Ugu Celiyey Soo Jeedin Ay Usoo Gudbiyeen










