Madaxwaynaha Maraykanku waxa uu maamulada magaalooyinka iyo badhasaabada gobolada ku eedeeyey inay ku guul daraysteen xakamaynta mudaharaadada iyo inay difaacaan shacabka labadaba, sidaas awgeedna uu hawl galindoono ciidamada Milateriga si…
Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland mudane Cabdilaahi Obokor ayaa sheegay in shirkada gacanta ku haysa dhismaha wadadan ay usoo gudbisay warbixin la xidhiidha in muddo 4 bilood ah ay…










