Dawlada Kenya ayaa markii ugu horeysay la sheegay in ciidan boolis ah oo ilaaliya ay u samaysay gaadiidka dadwaynaha ee iskaga kala soo goosha magaalada Nairobi iyo gobolada Soomaalida ee…
CBATV – Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa sheegay in Somaliland ay Beesha Caalamka ka la’dahay in ay goob fagaare ah ku dhagaystaan dhibaatooyiinka dhexyaala…
Xisbiga WADDANI ee Somaliland ayaa madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay in uu goob fagaare ah cafis kaga dalbado shacabka iyo dalka Somaliland labadaba madaama oo uu ku…
Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matala dawlad goboleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay xaqiijiyey in xal laga gaadhay khilaafkii soo kala dhex galay dawladda dhexe iyo dawlad goboleedka…
Madaxwaynaha ay ururka Ehlu Sunna u doorteen madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali ayaa markii ugu horeysay dawladda fadaraalka ah ee Soomalaiya,dawlad goboleedyada iyo beesha caalamka ugu baaqay…
Taliska guud ee ciidamada Bilayska Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in saacado kooban uun kadib talaabo sharci ah laga qaaday askari ka tirsan ciidamada Bilayska Somaliland oo laga duubay muuqaal…
WAREEGTO MADAXWEYNE: 17/02/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-469/022020, uu ku Aas-aaska Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Somalilland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada…
Makxamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa Axadda 16 Febarwari xukun xabsi ciidan ah ku ridey masuul ka tirsana a xarunta dawladda hoose ee Xamar oo lagu soo eedeeyey inuu…
Wararka naga soo gaadhaya degmada Dharkeenley ee gobolka Banadir ayaa waxay sheegayaan in qarax lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dawladda fadaraalka ah ee Soomaaliya oo halkaasi…











