Hey’adda Anshaxa iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa ee Kiiniya ayaa maanta gacanta ku dhigtay Xubin ka tirsan Golaha Degmada Garissa (MCA) iyo laba masuul oo hore uga tirsanaa Dowlad Hoose, kuwaas…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku cambaareyneyso hadallo dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha Türkiye, iyadoo ku tilmaantay faragelin aan la…
Hargeysa – Shir maalmihii u dambeeyey ka socday Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, oo diiradda lagu saarayey qiimaynta waxyaabihii u qabsoomay Ciidanka Qaranka sannadkii tegay iyo qorshayaasha hor…
KU: Dhammaan Wasaaradaha, Hay’adaha Madaxa-bannaan iyo Wakaaladaha Dawladda𝗨𝗝𝗘𝗘𝗗𝗗𝗢: 𝗝𝗢𝗢𝗝𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗫𝗔𝗙𝗔𝗟𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗨𝗡𝗔𝗔𝗦𝗜𝗕𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗔𝗕𝗔𝗔𝗟-𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗔𝗔𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗗𝗢𝗪𝗟𝗔𝗗𝗗𝗔Mudane /Marwo,Anniga oo fulinya amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxa aan qoraalkan…











