Warbixin cusub aya bayaamisay sababta uu Turkiga dagaalka adag ugula jiro aqoonsiga iyo jiritaanka Somaliland.Jonathan Conricus , Khabiir ka tirsan Mac-hadka Difaaca Dimuqraadiyadda oo xaruntiisu tahay caasimadda Maraykanka ee Washington…
Masar ayaa si adag uga hortimid aqoonsiga iyo jiritaanka Somaliland, Hase yeeshee, doodda Masar waxay dhalisay suโaal weyn oo ku saabsan munaafiqnimadeeda siyaasadeed marka la eego xidhiidhka dhow ee Masar…











