In Wararka “Xeerka Ciise Diinta Islaamkana wuu ka soo hor jeedaa, Somaliland kuma qorna…” Abwaan Ku-Jare By Warda / October 4, 2025
In Wararka ugu Waweyn Abbaanduulaha Koowaad ee Ciidanka Qaranka JSL, S/Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale, iyo hoggaan ka socday Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka, ayaa tababar u soo afmeeray sagaal injineer oo hore uga soo qalin jabiyay jaamacadaha dalka Itoobiya, kuna maqnaa muddo lix sano ah. By Warda / October 4, 2025 Injineeradan ayaa dib u qaatay tababar socday muddo hal sano ah, kaas oo ay ku qaadanayeen Kuliyadda Saraakiisha ee Cabdillaahi Askar, halkaas oo ay maanta ka qalin jabiyeen. Abbaanduulaha ayaa…
In Wararka ugu Waweyn Raysal wasaaraha suudaan ayaa ku dhawaaqay qorshe maalgashi ah oo $100 bilyan oo doller ah oo uu u gudbiyey boqortooyada saudi arabia. By Warda / October 4, 2025
In Wararka ugu Waweyn Kulan lagaga hadlayay nabad-gelyada gobolka Sallel ayaa lagu qabtay magaalada Saylac. By Warda / October 4, 2025
In Wararka Madaxwyne Xasan Sheekh oo si adag ula hadlay Mucaaradka somalia By Warda / October 4, 2025
In Wararka ugu Waweyn Garoonka diyaaradaha ee magaalada Munich ee dalka jarmalka ayaa maanta oo jimce ah dib loo furay kadib markii lu arkay diyaarado aan duuliye lahayn oo hakad geliyay dulimaadyadii By Warda / October 4, 2025
In Wararka ugu Waweyn Taliska Booliiska Soomaaliya oo digniin culus u diray ciidamada hubkooda u gacangeliya dadka Shacabka ah. By Warda / October 4, 2025
In Wararka ugu Waweyn Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen oo 8 sano kadib dib u billowday bixinta Baasaboorka Soomaaliya By Warda / October 4, 2025
In Wararka ugu Waweyn Wiil Banjarle ahaa oo ka cawday Dawladda Hoose ee Hargeysa oo baabi’isay goobtiisii, alaabtiina ka qaadatay, xadhigna ka baqaya. By Warda / October 4, 2025
In Wararka ugu Waweyn Xaflad lagu taageerayo sharciyeynta dhulka caasimadda oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho By Warda / October 4, 2025