Kulankan oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Guddida, Md. Maxamed Jaamac Liibaan, waxa ka qayb-galay xubno ka tirsan guddida. Arrimaha ugu muhiimsan ee la falanqeeyay waxa ay ahaayeen labada xeer ee kala…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta Safaaradda Somaliland ee dalka Imaaraadka Carabta, ganacsatada iyo jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaasi.…











