Turkey ayaa taageertaa dowladda caalamka u aqoonsan yahay Libya, waxayna la gashay heshiis wada-shaqeyn militari ah, xilli xukuumadda Tripoli ayaa isku dayeyso inay iska caabiso weerarada kaga imanaya maleeshiyada Haftar.…
Dalalkaasi ayaa Kala ah DAlka Jbuuti oo La Siin Doono Lacag Dayna oo Dhan 43 Milyan oo Dollar iyo Dalka Itoobiya oo isna Loo ansixiyey in La Siiyo aduun Lacageed…
Wasaaradda caafimaadka Jabuuti ayaa sheegtay in 248 qof oo baadhitaano caafimaad lagu sameeyey in xanuunkan Coronavirus laga helay 21 qof oo kamid ah, kuwaas oo tirada guud ka dhigaya Kun…
Hargeysa(CBA-Tv)- Warkan oo lagu baahiyey warbaahinta dawladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Dhaaam biyoodkan oo lagu magacaabo Khaza Dhaam uu qaadan doono dhamaystirkiisu muddo 4 sanno ah. Dawladda Itoobiya ayaa…
Wadanka Sweden oo ah wadanka kaliya ee kuwaajahay xanuunka Coronavirus siyaasad ah in dadka aan guryha fadhiyin laakin is dhex socdaan ayaa waajahaya “mowjaddii labaad” ee xanuunkan. Anders Tegnell oo…
Sida ay qortay Wakaalada wararka ee dalka Suudaan ee Suuna ayaa sheegtay in Raysal Wasaraha dalka Suudaan Cabdala Xamdook uu ka badbaaday isku-day dil Subaxnimadii Isniinta ee 9ka Maarso. Ilaa…
Guddiga doorashooyina dawladda fadaraalka ah ee Itoobiya ayaa markii ugu horeysay kulan balaadhan la qaatay dhamaan asxaabta siyaasadeed iyo kuwa bah-wadaagta ah ee dalka Itoobiya. Kulankan oo ka qabsoomay…
Dalka Turkiga ayaa mar labaad loo aqoonsaday in uu yahay dalka ugu deeqsisan adduunka, marka la eego caawimada bani’aadamnimo ee ay dalalka dunidu qaadhaanka u bixiyaan. Isaga oo sannadkii 2018…