Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Romelu Lukaku ayay warbixino cusubi sheegayaan inuu go’aamiyay mustaqbalkiisa kooxdaas oo uu keyd joogto ah ka noqday bilihii ugu dambeeyay oo dhan walow uu lacag rekoodh…
Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa qiray inay albaabada kooxdiisa u furan yihiin Lionel Messi had iyo jeer xilli halyeyga reer Argentina uu si bilaash ah uga…
Barcelona ayaa xalay Real ku soo xasuuqday 4 gool oo nadiif ah waxa uuna kulankaas ka tirsanaa wareegga 29-aad ee La Ligaha Saxiixa cuusb Barcelona ee Aubameyanga yaa kulankaas dhaliyay…
“Waa goob cajiib ah in aan ciyaarno ciyaar aad u wanaagsan, oo aan muujino inaan ku jirno qaab ciyaareed heer sare ah, Waxa aan u kornay koox ahaan”ayuu Xavi yidhi…
Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka Semi-final-ka FA Cup-ka oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso iyo xamaasad leh oo si weyn loo sugi doono. Kooxaha chelsea,…
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay guuldarradii weyneyd ee kooxdiisa xalay kasoo gaadhay kooxda uu xifaaltanka ba’ani ka dhaxeeyo ee Barcelona. Kulankaas oo ahaa midkii…
Barcelona ayaa soo karbaashtay Real Madrid oo ay ku booqatay Santiago Bernabeu, iyadoo garoonka ka dhigatay meel ay koox kali ahi ku damaashaadayso halka naadiga tobannaanka kun ee taageereyaasha…
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xasuuq iyo bahdilaad iskugu dartay Real Madrid oo ay ku booqatay garoonkeeda magaalada Madrid ee Santiago Madrid, halkaas oo ay Barca sida ay doonto ugu…
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa usoo baxday wareegga semi-finalka FA Cup oo ay kula ballantay Manchester City oo ay isku dhaceen isku-aadkii caawa fiidkii lasoo saaray. Jurgen Klopp ayay kooxdiisu…











