Xulka qaranka Portugal iyo kabtankooda Cristiano Ronaldo ayaa si wadajir ah wadnaha farta ugu haya kaddib war dhiilo ah oo kasoo gaadhay dhinaca xiddigaha daafaca dhexe ee muhiimka u…
Xiddiga Muslimka ah ee Mesut Ozil ayaa saadaal ka bixiyey koobabka waaweyn ee sannadkan 2022 la kala qaadayo, waxaanu si gaar ah farta ugu fiican Koobka Adduunka oo uu…
Kooxaha Manchester City iyo Liverpool ayaa isku diyaarinaya kulamada dhamaadka xilli ciyaareedka, iyadoo naadi walba ay u hadhsan yihiin min sagaal ciyaarood oo ay ku jirto ciyaar ay labadoodan kooxood…
Liverpool iyo Manchester City ayaa ku ciyaari doona garoonka Wembley semi-finalka tartanka FA Cup, laakiin waxa jirta cabsi laga qabo in ciyaartaas ay wax taageereyaal labada kooxood ahi iman waayaan.…
Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la qorshaynayaa in la geliyo xaaladda Chelsea oo kale, waxaana miiska saaran qorshe xayiraado iyo cuno-qabatayn loogu soo rogayo, mulkiilaheeda Sheikh Mansour. Dawladda UK…
Xiddiga Karim Benzema ayaa dhaawac ku seegay kulankii ay Real Madrid guuldarada kala kulantay kooxda Barcelona kulanka El Clasico horyaalka La Liga. Laakiin xiddiga reer France ayaa kooxdiisa ka taageerayay…
Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa sheegay in uu xiddiga Luka Modric ka ciyaarsiiyay Weeraryahanka beenta ah kulankii El Clasico isaga oo si weyn ugu fashilmay qorshahaas. “Waxa…











