Chelsea ayaa rajaynaysa inay dhammaystirto shaqada uga hadhsan inay gaadho wareega siddeed dhammaadka ee Champions League kulanka ay caawa dalka France ku booqanayso kooxda difaacanaysa horyaalka Ligue 1 ee Lille.…
Juventus ayaa doonaysa inay ka faa’idaysato ku ciyaarista garoonkeeda Allianz Stadium si ay u gaadho wareega siddeeda Champions League kulanka ay caawa soo dhawaynayso Villarreal oo ay lugtii hore bar-bardhac…
Kooxda Barcelona ayaa habeenimadii Salaasadii xalay si rasmi ah u shaacisay inay heshiis la saxeexatay shirkada muusiga ee Spotify. Mid kamida waxyaabaha ugu muhiimsan ee heshiiskaas lagu daray ayaa ah…
Liverpool ayaa caawa safar ugu tegaysa Arsenal, waxaana haddii ay guuleysato ay hal dhibic oo kaliya u jirsan doontaa Manchester City oo hoggaanka haysa, waxaanay taasi si dhab ah Jurgen…
Kaddib markii ay PSG ka hadhay tartanka UEFA Champions League oo wareegga 16ka ay Real Madrid ku karbaashtay 3-2 isku-darka labadii lugood, waxa uu mugdi galay mustaqbalka ciyaartoyda waaweyn…
Xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr ayaa kusii jeeda horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo uu doonayo inuu tago kaddib toddobaad niyad-jab ah oo uu ku qaatay PSG…
Liverpool ayaa u dhowaan doonta Manchester City oo hal dhibic oo kaliya u jirsan doonta haddii ay ka badiso Arsenal habeenka Arbacada, waxaanay taasi si rasmi ah u furaysaa tartankii…
Karim Benzema ayaa u muuqda inuu hadda uun gaadhay xilligii ay ugu fiicnayd xirfaddiisa ciyaareed, waxaana xalay loo diiwaangeliyey rikoodh aanu jirin ciyaartoy kale oo Faransiis ah, isaga oo dhaafay…
Aston Villa tababaraheeda Steven Gerrard ayaa indho-indhaynaya weeraryahanka Atletico Madrid ee Luis Suarez oo uu xagaaga saxeexiisa u dhaqaaqi karo. (Athletic – subscription) Manchester United ayaa ka fikiraysa inay u…











