Kooxaha waaweyn ee Yurub ayaa isku diyaarinaya isku-aadka wareegga siddeedda tartanka Champions League oo ay naadi walba uu ogaan doono cidda ay tahay inuu la dagaallamo si uu ugu gudbo…
Daaficii hore ee Premier League Jamie Carragher ayaa aaminsan in Arsenal ay tahay inay taxaddar muujiso inta ay isku dayeyso inay cadaadis saarto Liverpool marka ay labada kooxood fooda isku…
Tababarihii hore ee Arsenal Arsene Wenger ayaa aaminsan in Liverpool ay ku guuleysan karto afar koob xilli ciyaareedkan isaga oo magacaabay hal xiddig oo ka caawin kara arintaas. Reds…
Halyeyga khadka dhexe ee Manchester United Paul Scholes ayaa u aqoonsaday Antonio Conte iyo Thomas Tuchel inay yihiin musharrixiinta uu doorbidayo inay noqdaan tababaraha joogtada ah ee Red Devils. Tababaraha…
Tababaraha Kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa sheegay in uuna ka war qabin shiidkii uu kala kulmay taageerayaasha Arsenal kadib guushii Atletico Madrid ka gaadhay Man United. Diego Simeone…
UEFA ayaa ku adkaysatay in kulanka Chelsea ay la ciyaarayso Lille uu dhici doono inkasta oo cabsi laga qabo in cunaqabatayn midawga yurub ku soo rogay milkiilaha kooxda ee Roman…
Markii ay Leo Messi & Cristiano Ronaldo ka tageen kooxohooda suuqii xagaaga waxa ay doonayeen in ay u tartamaan koobka champions League. Laakiin kadib markii ay ku biireen kooxo kale…
Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xaqiijiyey, in aanay suurtogal ahayn inuu sii haysto laba ka mid ah ciyaartoydiisa marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan socda, waxaana uu sharraxaad ka…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaan heli doonin adeegga ciyaareed ee difaaca reer France ee Ferland Mendy kulanka Barcelona ee Axadda oo uu dhaawac kasoo gaadhay ciyaartii horyaalka LaLiga ee…











