Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa ku weeraray maamulka Premier League sida ay u sameeyeen jadwalka horyaalka ka dib markii ay kooxdiisa guuldarro 2-0 ka soo gaartay Arsenal xalay oo…
Todobaadkii hore Liverpool ayaa guul 2/1 ah ka gaadhay kooxda Inter Milan kulamadii labada lugood ee wareega 16-ka waxana ay iska xaadiriyeen wareega 8 dhamaadka champions League. Haatan waxa…
Tartanka champions League ayaa meel xiiso leh maraya xilli la soo afjaray wareega 16-ka ee tartanka kadib kulamo xiiso leh oo la ciyaaray bishan lagu jiro. Xiddiga kooxda Bayern…
Waxa si Rasmi ah loo soo dhamaystiray wareega 16-ka tartanka champions league kadib markii la ciyaaray kulamadii ugu dambeeyay ee lugta 2-aad ee tartanka. Waxa la xaqiijiyay 8-da kooxood…
Barcelona ayaa doonaysa inay xaqiiqsato booskeeda wareega siddeed dhammaadka UEFA Europa League walow ay tartan adag kooxda Galatasaraay kula soo geli doonaan dalka Turkey-ga. Labada kooxood ayaa lugtii hore ee…
Liverpool ayaa hogaankii Premier League ee Manchester City ka soo dhigtay kaliya hal dhibic ka dib markii ay 2-0 ku dubteen caawa kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa Emirates…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa iska xaadirisay wareegga siddeedda tartanka Champions League iyadoo wareeggii 16ka ay labadii ciyaaroodba ku garaaceen kooxda reer France ee Lille. Laba gool oo ay…
Liverpool iyo Arsenal ayay ciyaartoydoodu ku sugan yihiin gudaha garoonka Emirates Stadium, waxaanay ku dagaallami doonaan sidii ay qolo walba dhinacooda u heli lahaayeen guusha oo mid walba saamayn…
Kooxda horyaalka naadiyada Yurub difaacanaysa ee Chelsea ayaa ku sugan Faransiiska oo ay marti ugu tahay Lille oo ay lugtii hore ku garaacday 2-0, waxaana uu tababare Thomas Tuchel…











