Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Aubameyang ayaa ka hadlay fursadaha kooxdiisa ee ku guulaysiga Europa League xilli ciyaareedkan. Barcelona ayaa garaacday kooxda Galatasaray iskana xaadirisay wareega 8…
Toddobaadkan ayaa laga soo dhammaaday wareega 16-ka ee UEFA Champions League iyadoo maanta la samayn doono isku aadkii ugu dambeeyay ee tartankaas xilli ciyaareedkan la isna raacin doono wareegyada…
Waxa saaka soo baxaya warkii ugu fiicnaa ee la heli karayay subax hore oo Jimce ah oo waliba ku beegan maalinta khayrka badan ee 15-ka Shacbaan iyadoo la shaaciyay inuu…
Barcelona ayaa iska xaadirisay wareega sideed dhamaadka Europa League ka dib markii ay 2-1 ku dubteen kooxda Galatasaray lugtii labaad ee wareega 16ka. Aubameyang ayaa goolka guusha u saxiixay bilowgii…
Real Madrid iyo Barcelona ayaa jabin doona dhaqankooda iyagoo xiran doona maaliyado gaar ah kulanka El Clasico ee Axada. Kooxda hogaamineysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago…
Rio Ferdinand iyo Joe Cole ayaa magacaabay kooxaha ugu cad-cad ugu ku guulaysiga tartanka champions League xilli ciyaareedka ka hor isku aadka wareega 8 dhamaadka champions League. Waxa maalinta…
Tababaraha kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa diyaar u ah in uu ku biiro kooxda Man United hadii ay dhibaatada chelsea sii socoto muddo dheer. Tababaraha reer Germany ayaa…
Xiddigii hore ee Arsenal Paul Merson ayaa aaminsan in ayna Liverpool wali ugu cad-cadayn ku guulaysiga horyaalka inkasta oo ay guul ka gaadheen Arsenal Arbacadii. Kooxda Klopp ayaa hal…
Sida laga soo xigtay halyeeyga Manchester United Gary Neville, Liverpool ayaa dookhyada weerarka kaga wanaagsan kooxda ay ku xafiiltamaan horyaalka Premier League ee Manchester City. Reds ayaa weerarka ku…











