Waayojoog:Yaa lahaa musuuliyadda xadhiga saraakiishii SNM ee la baxday ‘Gashamo Base’? Qaybtii 6/10
Waayojoog: Mucjisadii uu la kulmay Sayid Maxamed Cabdile Xasan xiligii uu weeraray tuulada Xaaxi ee duleedka Oodweyne. Odey Maxamed Cabdiraxmaan ayaa ka sheekeynaya.











