East AfricaOctober 5, 2025 The National Electoral Commission of the Republic of Somaliland (NEC) has today officially concluded the international “Train the Facilitator (TtF)” – BRIDGE program, which has been taking place over the past two weeks in Nairobi. This BRIDGE program is designed to prepare NEC members to become Accredited BRIDGE Facilitators, enhancing their expertise and capacity in…
Wararka ugu WaweynOctober 5, 2025 Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland (KDQ) ayaa maanta si rasmi ah u dhammaystey Tababarka Caalamiga ah ee “Train the Facilitator (TtF)” – BRIDGE, oo laba toddobaad ka socday magaalada Nairobi.Tababarkan caalamiga ah ee BRIDGE waxa uu ujeedkiisu yahay in xubnaha KDQ lagu diyaariyo inay noqdaan Khubaro Doorasho oo Caalami ah (Accredited BRIDGE Facilitators), taas oo kor u qaadaysa aqoonta iyo awoodda maamulka doorashooyinka ee Komishanka. KDQ waxaa tababarkan ku wehelinayay Komishanka Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya (IEBC) iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda ee Kenya (ORPP), arrintaas…
WararkaOctober 5, 2025 Dood dhamaystiran: Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ee heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee qaaradda Afrika.
Wararka ugu WaweynOctober 5, 2025 Maxay ka dhigantahay furitaanka wershedda gaasta dabiiciga ah ee Dawlad Deegaanka Soomaalida?
Wararka ugu WaweynOctober 5, 2025 “Dhallinyarada baabuurta kiraysanaya waxaan leeyahay waar nafihiina ha halaagina ……”Xuseen Aadan
Wararka ugu WaweynOctober 5, 2025 Dalka Jabbaan ayaa yeelanaya gabadhii ugu horeysay ee noqota raysal wasaare
Wararka ugu WaweynOctober 5, 2025 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS oo dood adag ka yeeshay heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee qaaradda Afrika.
Wararka ugu WaweynOctober 5, 2025 Madaxweynaha Madagascar ayaa loo qabtay 24 saacadood inuu isku casilo
Wararka ugu WaweynOctober 4, 2025 Xam*s ayaa sheegtay inay mabda’ ahaan aqbashay qorshaha Trump ee xabbad-joojinta Qasa.