https://www.premierbank.so/

Ma Isbixinaysaa Siyaasadda Gaarka ah ee Iswiidhan Ku Wajahday COVID19 ?

Wadanka Sweden oo ah wadanka kaliya ee kuwaajahay xanuunka Coronavirusย  siyaasad ah in dadka aan guryha fadhiyin laakin is dhex socdaan ayaa waajahaya โ€œmowjaddii labaadโ€ ee xanuunkan.

Anders Tegnell oo ah khabiir caafimaad oo ah dhaktarkii u aabaha ah siyaada ah โ€œin dadku hawshooda iska wataanโ€ siddii caadiga ahayd ayaa sheegay 40% dadka caasimadda Stockholm inay noqon doonaan kuwo aanu xanuunku haleeli karin oo leh difaaca ay ka heleen siyaada โ€œfuranโ€ dhamaadkan bisha May ee aynu ku jirno.

Sweden iyo Anders Tegnell waxay noqdeen kuwo aduunyaddu eegayso ka dib markii ay qaateen siyaasadda caafimaad oo ka duwan aduunka intiisa kale oo ka dhigtay kali socod.

Hudheeladdii cuntadda iyo maqaaxiyihii way furanyihiin waana fadhiyaa.

Khabiirkan waxa uu caan ka noqday dalka Sweden iyo dunidda intaada kale ka dib markii taladdiisii ahayd isku furka-dadka uu qaatay wadankiisa Sweden.

Tiradda geeridda Sweden way ka hoosaysaa wadamada UK, Italy, Belgium, iyo Spain iyaddoon waliba sidaas meherad kaliya la xidhin laakin dadka la yidhi is xilqaama oo kal fogaada. Wadamaas qaatay siyaasadda ah โ€œbeerka dhulka dhigaโ€ een laysku baxayn ayaa ka dhimasho badan.

Meelaha lagu daryeel duqayda ee dalka Sweden ayaa xanuunka si adag u halalakeeyay taasoo uuย  khabiirku ku sababeeyay kororka xanuunkan sabab xaga tayadooda la xidhiidha meesha dagan yihiin taasina waxay u nuglaysayย  in uu xanuun corvid 19 haleelo dadkan waa wayn. Sweden waxay ka leexatay siyaasadda โ€œlockdownโ€ oo ah bandooda ah ee uu qaatay China wadankaas oo xanuunka ka dilaacay markii ugu ugu horaysay. aduunka intiisa kalena kaga dayatay siddii ula tacaalay oo noqotay, guriga fadhiya oo kaliya bas.