https://www.premierbank.so/

Xuutiyiinta Yaman oo Taageero u Muujiyay Iiraan, Laakin Aan Wali Wax Weerarin

Kooxda Xuutiyiinta Yaman ay si rasmi ah u muujisay taageerada ay u hayaan Dalka Iiraan kaddib duqeymihii ay fuliyeen Maraykanka iyo Israel, laakiin illaa hadda ma aysan bilaabin wax weerar milatari oo ka dhan ah Israel ama Mareykanka.

Hoggaamiyaha Xuutiyiinta Cabdulmaalik al-Xuuti, ayaa cambaareeyay duqeymaha oo uu ku tilmaamay โ€œweerar aan cadaalad ahayn oo ka dhan ah dal Muslim ah,โ€ isagoo ku baaqay taageero iyo mudaharaadyo dadweyne oo loo sameeyo Iiraan.

Kooxdan xagjirka ah ee Xuutiyiinta wali ma aysan shaacin weeraro rasmi ah.