https://www.premierbank.so/

Guddiga Qaban-qaabada Gogosha Nabadda, xubno ka tirsan Guddida Nabadda Qaranka, iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa duleedka magaalada Ceerigaabo ku soo dhaweeyey xubno hordhac u ah ergada shirka nabadda Sanaag ee beesha Warsangeli.

Odayaasha iyo madax-dhaqameedka soo gaadhay Ceerigaabo waxaa hoggaaminayey:

Boqor Ibraahim Maxamed Xasan (Gacmayare)

Caaqil Sharmarke Warsame Dalmar

Caaqil Xuseen Xasan (Karsay)

Oday Siciid Maxamuud Ismaaciil

Caaqil Cabdiqani Qalbi

Guurti Jaamac Salaad

Caaqil Cabdicasiis Qalib

Jiif Caaqil Jaamac Carab