HomeWararkaMadaxweyne Ku xigeenka Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibadda qalinjabint Jaamacada Timacadde Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibadda qalinjabint Jaamacada Timacadde By Hussein Jama September 25, 2023 0 Comments 02:23 WararkaOctober 20, 2023 Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Boorama Tags:Jaamacada Timacaddeka qaybgalay munaasibaddaMadaxweyne Ku xigeenka Somalilandqalinjabint Related Articles Wararka ugu WaweynApril 21, 2026 ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐-๐ ๐๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ซ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐๐ฒ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฐ๐๐๐ฅ. Wararka ugu WaweynMarch 28, 2026 UNICEF: Dagaalka Bariga Dhexe Oo Sii Kordhiyay Nafaqo-darrada Carruurta Soomaaliya Wararka ugu WaweynMarch 26, 2026 Dagaalka Suudaan oo Maraya Heer Halis ah, Qaramada Midoobayna Ka Digtay Qaxooti Cusub oo Caalami ah More in Warbixino Dheeraad ah Isla Markaana Ay Ku Dileen Dad Kor U Dhaafaya Ilaa 30 Ruux. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Ayaa Sheegtay Warbixinta Ay Soo Saartay Hay’adda Amnesty International Aysan Ahayn Mid Waafaqsan Xaaladda Uu Dalku Ku Jiro Isla-Markaana Ka Fog Xaqiiqada. Warmurtiyeed Ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Soo Saartay Oo Ay Uga Jawaabeyso Eedda Amnesty Ay Itoobiya U Soo Jeedisay Ayey Ku Sheegtay “Warbixintu Guud Ahaan Iney Tahay Mid Aan Ka Tarjumeyn Xaaladda Dalka Itoobiya Uu Wakhti Xaadirkan Uu Ku Sugan Yahay Wixi Ka Dambeeyey Marka Uu Isbeddel Ka Dhacay Itoobiya Talalabbooyinka Siyaasadeed Iyo Amni Ee Ay Dowladda Qaadday, Warbixintuna Ay Tahay Mid Hal Dhinac U Janjeerto”. Itoobiya Waxay Sheegtay Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha Ee Warbixinta Lagu Xusay Haddii Ay U Jiraan Sida Warbixinta Amnesty Lagu Sheegay Dowladda Iney U Saareyso Guddi Madax Bannaan Oo Soo Baara. Goobaha Warbixinta Lagu Sheegay Iney Xadgudubyo Xuquuqda Aadanaha Ka Dhaceen Dadaallada Xasilooni Iyo Amni Looga Soo Dabbaalayey Iney Iska Kaashadeen Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Deegaannada Isla-Markaana Si Buuxda Looga Qayb Geliyey Ururrada Bulshada Iyo Hoggaanka Diimaha. Wasaaraddu Waxaa Kale Oo Ay Sheegtay Ciidamada Gaashaan Dhigga, Booliska Federaalka Iyo Ciidamada Kale Ee Ammaanka Ee Deegaannada Ay Amnesty Sheegtay Iney Ka Dhaceen Xadgudbyada June 3, 2020