Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey xeerka macdanta dalka
0 Comments
Mudanayaasha golaha Wakiilada Somalilaan ayaa kalfadhigii ay yeesheen maanta waxa ay kuย ansixiyeen Xeerka Macdanta Somaliland

