https://www.premierbank.so/

Xukuumadda Somaliland ayaa dib uga hawlgelisay Ceel biyood degmada Balidhiig.

Wasaaradda khayraadka iyo horumarinta biyaha Somaliland ayaa dib u kicisay ceel biyoodka degmada Balidhiig ee gobolka Togdheer

 

https://www.premierbank.so/