https://www.premierbank.so/

Waan mudaharaadaynaa hub ma sidano, Xukuumaduna hasoo dirto ciidankii aan la garanayn ee dadka laayey!

Gudoomiyaha xisbiga  mucaaradka ah ee Waddani ee gobolka maroodijeex ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimi ciidanka booliska iyo maamulka gobolka maroodijeex, waxaana uu carabka ku adkeyay inuu qabsoomayo muharaadkii ay ku baaqeen isbahaysiga mucaaradka Somaliland.

 

 

https://www.premierbank.so/