HomeWararkaXisbiga Waddani ayaa ka hadlay dhalinyaro lagu xidhay magaalada Boorama Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay dhalinyaro lagu xidhay magaalada Boorama By xamse January 14, 2024 0 Comments 04:54 WararkaMay 27, 2024 “Muuse Biixi waa adeerkey, laakin waxan doorbiday Musharrax Cirro” Xoghaye Maxamed Cali, Waddani 40:06 WararkaMay 26, 2024 Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa ka qayb galay munaasibad xisbigu shahaadada dalladnimo ku 08:59 WararkaMarch 25, 2024 “Dawladdu waa in ay gobalada dalka kaga dhawaaqda in ay jirto Xaalad Shuban biyood” Xisbiga Waddani 05:29 WararkaMarch 9, 2024 Qaar kamid ah aqoonyahanka iyo masuuliyiinta xisbiga Waddani ee Burco ayaa maamuusay Abwaan Abees 09:23 WararkaMarch 6, 2024 Xisbiga WADDANI ayaa maamuusay Qoraaga Buuga Mayal. 05:55 WararkaMarch 3, 2024 Xisbiga Waddani ayaa canbaareeyay xadhiga dhalinyaro muddo ku xidhan magaalada Boorama Tags:Boorama.Xisbiga Waddani Related Articles WararkaOctober 9, 2024 Wasiir hore maxamed Nuur Caraale Duur ayaa ka deyriyay colaadaha ka jira gobolada Bariga Somaliland WararkaOctober 9, 2024 “Maanta reer Gabiley waxay garteen inay codkooda ku doonaan gobolnimo.”Siyaasi Mursal Xayd, Gabiley WararkaOctober 9, 2024 Xafladda Qalinjabinta dufcadii 9aad ee Jaamacadda Horn International University ee Magalada Boorama More in Wararka ugu Waweyn Isla Markaana Ay Ku Dileen Dad Kor U Dhaafaya Ilaa 30 Ruux. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Ayaa Sheegtay Warbixinta Ay Soo Saartay Hay’adda Amnesty International Aysan Ahayn Mid Waafaqsan Xaaladda Uu Dalku Ku Jiro Isla-Markaana Ka Fog Xaqiiqada. Warmurtiyeed Ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Soo Saartay Oo Ay Uga Jawaabeyso Eedda Amnesty Ay Itoobiya U Soo Jeedisay Ayey Ku Sheegtay “Warbixintu Guud Ahaan Iney Tahay Mid Aan Ka Tarjumeyn Xaaladda Dalka Itoobiya Uu Wakhti Xaadirkan Uu Ku Sugan Yahay Wixi Ka Dambeeyey Marka Uu Isbeddel Ka Dhacay Itoobiya Talalabbooyinka Siyaasadeed Iyo Amni Ee Ay Dowladda Qaadday, Warbixintuna Ay Tahay Mid Hal Dhinac U Janjeerto”. Itoobiya Waxay Sheegtay Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha Ee Warbixinta Lagu Xusay Haddii Ay U Jiraan Sida Warbixinta Amnesty Lagu Sheegay Dowladda Iney U Saareyso Guddi Madax Bannaan Oo Soo Baara. Goobaha Warbixinta Lagu Sheegay Iney Xadgudubyo Xuquuqda Aadanaha Ka Dhaceen Dadaallada Xasilooni Iyo Amni Looga Soo Dabbaalayey Iney Iska Kaashadeen Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Deegaannada Isla-Markaana Si Buuxda Looga Qayb Geliyey Ururrada Bulshada Iyo Hoggaanka Diimaha. Wasaaraddu Waxaa Kale Oo Ay Sheegtay Ciidamada Gaashaan Dhigga, Booliska Federaalka Iyo Ciidamada Kale Ee Ammaanka Ee Deegaannada Ay Amnesty Sheegtay Iney Ka Dhaceen Xadgudbyada June 3, 2020