https://www.premierbank.so/

Ku dhawaad 7 qof ayaa ku dhintay……….

 

Ku dhawaad 7 qof ayaa ku dhintay iska hor imaad dhex maray ciidanka Liyuu Booliska ee Deegaanka Soomaalida iyo mid kamid ah beelaha dega Magaalada Bombaas ee Degmada Gursum.
Khilaafka is rasaasayntan ayaa ka dhashay kadib markii mid kamid beelaha dega magalada Bombaas ay qabsadeen xaflad lagu caleemo sarayay Ugaas cusub oo beshaasi yeelanayso , kadibna ciidanka ayaa ka hor istaagay in xafladaasi dhacdo.
Dhimashadu waa 7 qof Dhaawacana lama xaqiijin tirada ay yihiin.
https://www.premierbank.so/