https://www.premierbank.so/

Xoghayaha Isgaadhsiinta ee Waddani ayaa ka jawaabay haddallo kasoo yeedhay wasiir C/weli Suufi

Xoghayaha bosaha iyo isgaadhsinta xisbiga waddani ayaa ka hadlay hadal ka so yedhay shalay wasiirka wasaaradda tignolajiyada iyo isgaadhsiinta ,kaasi oo uu kaga hadlay dhibaatadii Mudadhardadii, dalka, geesta kalena waxa uu ka hadlay xadhiga suladaan cadde gude oo xalay xabsiga lo taxabay

 

 

https://www.premierbank.so/