“Xisbiyada mucaaridka waxaan ugu baaqayaa wadda hadal in lagu dhameeyo khilaafka”
0 Comments
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay khilaafka u dhaxeeya xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka waxanu ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo khilaafkaasi.