Xisbiga Ucid oo cambareeyey go’aankii Wasiirka Ciyaaraha Somaliland iyo muranka dhashay laba kooxood
0 Comments
Xisbiga Ucid oo cambareeyey go’aankii Wasiirka Ciyaaraha Somaliland ee ku saabsanaa muran ka dhashay ciyaar dhexmartay kooxaha Waxool iyo Booliska.