Xisbiga UCID ayaa xukumada Somaliland ku eedeeyay inay shacabka u qarisay khatarta xanuunka xummadda
0 Comments
Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xukumadda Somaliland ku eedeeyay inay shacabka u qarisay khatarta uu leeyahay xanuun wata xummad oo maalmihii u danbeeyay guud ahaan dalka ka jiray.