https://www.premierbank.so/

Xildhibaan Food: Waan garanayaa saraakiishii booliska ee ugu daawanaysay jidh-dilka suuqa dhexdiisa

 

Xildhibaan Saleebaan Nuur Food oo kamida golaha wakiilada ayaa sheegay in uu sharciga la tiigsanayo askar jidh-dil u gaysatay oo la duubay muqaal lagu faafiyay baraha bulshada.

https://www.premierbank.so/