XFS ayaa sheegtay in Ciidanka Amaanku ay gacanta ku soo dhigeen 10-xubnood oo ka tirsan Alshabaab
0 Comments
Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu dhigay xubno ka tirsan Alshabaab, kuwaas oo doonayay inay falal amni daro ah ka gaystaan magaalada Muqdisho.