Xamarji waxa loo dhigay shirqool lagu wanjallayo”Xisbiga Waddani.
0 Comments
Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa cabaareyay xadhiga musuuliyiin tiro badan oo ka xidhan, waxaa uu xisbigu si gaara u xusay xadhiga gudoomiye Axmed xamarji oo uu sheegay inuu yahay mid siyaasadaysan.