Wasiir Maxamed Kaahin oo sheegay in dalka aanu mudahaarad ka dhigin karin.
0 Comments
Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha ee Somaliland ayaa markale sharci daro ku tilmaamo mudahaaradka xisbiyada mucaaridku ku baaqeen inuu ka dhacayo gobolada dalka.