Wasiir Kaahin ayaa lagu eedeeyey dastuurjebin kadib markii sadex jeer looga yeedhay Golaha Wakiilada
0 Comments
Gudoomiyaha Arimaha Aminaga Difaaca Qaranka Ee Gollaha wiilada Soomaliland xidhibaan Axmed Yuusuf Nuur kuruuje ayaa Sheegay in Wasiir Maxamed Kaani u yeedheen Sadex jeer oo uu Sicad u Diiday inu Hore yimaado Gudidaasi