https://www.premierbank.so/

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan lagu gorfaynayay sidii loo horumarin lahaa mashruucaa SERP ee Bangiga Adduunku maalgeliyo.