https://www.premierbank.so/

waa maxay sababtaChina uga digay Ingiriiska inay faraha kala baxaan Hong Kong?

Honk Kong oo ka mid ah magaalooyinka dunidda dhaqaalaha badan uguna nolol qaalisan kuna  xigta London iyo New York ayaa waxa in mudda ka socday kacdoon ay doonayaan inay kaga hoos baxaan dal waynaha Shiinaha. 1842 ayay Honk Kong uu soo dagay Ingiriisku waxaanu ka guuray 1997. Meeshani waxay ahayd meel aan waxba jirin 1997 kii waxay ahayd meesha sadexaad dhaqaalaha Asia yaalo marka laga reebo Japan, iyo South Korea.

Hong Kong ayaa ku naaloota xoriyad ka badan ta ay haystaan dadka dagan dhul-waynaha

China laakin hadda waxa bilaaban tahay cabudhin.

Dadka reer hong kong waxay mudahaaradayeen muddo bila ah si ugu helaan madaxbanaani ka badan tan imika haystaa china  laakin Dowladda china ayaa taa badalkeeda ugu jawaabtay inay meel marin doonto sharci fudaydanaya in la xakameeyo xoriyatul qawlka lagu salaynayo amaanka.

Honk Kong waxa ku caano meeshay laga soo bilaabo 1997 ilaa hadda maamul hoosaad china hoos taga laakin hadda waxa muuqatay inay taasi meesha ka siibaxayso dad sabuul ah oo ka yimi dalwaynaha china ayaa ku qolqolaya Honk Hong fursaddiihii noloshu waa sii Yaraanayaan.

https://www.premierbank.so/