Sonsaf oo walaac ka muujisay xaaladda cakiran ee Somaliland, baaqna u dirtay dhinacyada is haya.
0 Comments
Dallada Sonsaf ayaa Mucaaradka iyo Xukuumada Somaliland ugu baaqday inay dib ugu laabtaan Miiska wadahadalka iyagoo ilaalinya Nabadgelyada iyo guulaha ay Somaliland gaadhay